Wararka

34 ruux ayaa lagu dilay weerar Rasaas Argagax leh oo ka dhacay galbeedka Itoobiya.

Dabley hubeysan ayaa dishay daraasiin dad ah ka dib weerar Argagax leh oo lala beegsaday bas ay saarnaayeen dad shacab ah galbeedka Itoobiya, sida...

Golaha Baarlamaanka JFS ayaa la filayaa in berri ay ka doodaan ansixinta xubnaha Guddiga adeega garsoorka Dalka

Xildhibaannada Golaha shacabka ee Barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa berri oo isniin waxa ay kulan weynaha golaha ku yeelan doonaan xarunta ku meel gaarka...

Golaha deegaanka Xudur oo warbixin ka dhageystay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Howlaha Guud ee DG K/galbeed.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Howlaha Guud,dib u dhiska iyo guryeynta Dowlad goboleedka K/galbeed Yuusuf Wadani ayaa warbixin ku saabsan shaqada Wasaaradda siiyay golaha deegaanka...

Mareykanka oo war kasoo saaray weerarkii TPLF ay ku qaadeen ee Eritrea.

Dowladda Mareykanka ayaa canbaareysay weerar gantaalo ah oo TPLF ay ku garaaceen magaalada Asmara ee xarunta Eritrea. Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee afrika Tibor...

Howlgalo la xiriira Dhinaca Amaanka Oo Ka Bilowday Gobalka Bari+(SAWIRRO).

Howlgal Uu Hogaaninayay Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari GSare Xuseen Cali Maxamuud Ayay Ciidmada Booliska Gobalka Bari Ka Sameyeen Buuraha U Dhexeeya Bosaaso Ilaa...

Ugu Akhris Badan