Wararka

Shirka Qaran ee talabixinta dhaqanka oo laga furay Muqdisho+(SAWIRRO).

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS,mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka Qaran ee ka...

Wasaaradda Caafimaadka oo maro kaneeco ka qaybisay qaar ka mid ah gobollada dalka+(SAWIRRO).

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada qeybteeda xakamaynta Duumada ayaa waxay howlo kormeer u joogaan Gobollada dalka si ay ugu kuur galaan xaaladaha kaneeco ee...

Ra’iisul Wasaaraha oo Baydhabo ka dhagax-dhigay Mashaariic Horumarineed+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo laga fulinayo Xaafadda Barwaaqo ee magaalada Baydhabo, ayaa sheegay...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Baydhabo ka furay Mashruuc horumarineed+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xarigga ka jaray mashuuriic horumarineed oo dhinacyo badan, taasoo ay hay’adda Qatar Charity ka...

Madaxweyna JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Abaal-mariyay Shaqaalaha Wasaarada Duulista Hawada iyo Hay’adda Duulista Soomaaliya+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Billad iyo Shahaado sharaf ku maamusay Masuuliyiintii iyo howlwadeennadii ka soo shaqeeyay dib u soo...

Ugu Akhris Badan