Wararka

Hay’adda FAO oo Degniino hor leh ka soo saartay Xaalada Duufaanta GATI ee Gobolada Bari iyo Waqooyi Soomaaliya.

Heyada FAO ee qaramada midoobe ayaa uga digtay kaluumeysatada Puntland iyo Somaliland in aanay badda galin 24 saac ee socota. FAO waxaa sheegtay in saameynta...

Puntland oo Guddi Gaar ah u saartay Roobabka Dabaylaha watay ee ku dhuftay Gobalka Bari+(SAWIRRO).

Shirkan Deg dega ah ee Golaha wasiirada Puntland uuna shir guddoominayay Kuskmaha Madaxwaynaha Puntland ayaa yimid kadib Markii roobab dabaylo watay ay ku dhuftay...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la qaatay golaha wasiirrada Koonfur galbeed+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Baydhabo kula shiray golaha Wasiirrada dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaalya, isagoo kala hadlay...

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Qatar ee Soomaaliya+(SAWIRRO).

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa qeyb...

Khasaaraha ka dhashay duufaanta GATI oo ku dhufatay gobolka Bari oo korortay.

Ugu yaraan 8 kalluumeesato u dhashay Yaman ayaa la xaqiijiyay iney ku naf wayeen halka 9 qof kale oo ka mid ah dadka degaanka...

Ugu Akhris Badan