Wararka

Doorashada guddoonka baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta lagu wado in ay ka dhacdo Jowhar.

Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle oo maanta laga damreemayo Mashquul aad u badan ayaa lafilayaa in ay ka dhacdo doorashada gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabeelle...

Ciidamada Ammaanka magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa soo bandhigay Rag loo haysto Dil iyo Kufsi Magaaladaasi loogu geystay Gabadh yar+(SAWIRRO).

Taliska Booliska Gobalka Bari ee Maamulka Puntland  ayaa  shaaciyay in gacanta lagu dhigay labo rag ah oo qirtay dilka Gabar Yar oo lagu magacaabi...

Wasiirka Haweenka JFS oo kulan la qaadatay Madaxa Qaramada Midoobay ee Arrimaha Haweenka+(SAWIRRO).

Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mrs Xaniifa Maxamed Ibraahin oo xafiiskeeda ku qaabishay madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay ee arrimaha haweenka...

Dowladda hoose ee Xamar oo howlo lagu furayay bulaacadaha ka fulisay waddooyinka caasimadda Dalka+(SAWIRRO).

Waaxda bulaacadaha dowladda hoose ee Xamar ayaa xalay howl lagu hagaajinayo goobaha biya mareenka ah (Bulaacad) ka fuliyay qaar kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...

Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada oo furmay ayaa looga hadlayaa Arrimo Badan oo muhiim ah.+(SAWIRRO)+(MUUQAAL)

Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada ayaa looga hadlayaa dardargelinta qorsheyaasha Xukuumadda  hortabinta u leh, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, amniga, kordhinta dhaqaalaha, dayn cafinta, horumarinta adeegyada...

Ugu Akhris Badan