Munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaarada Arrimaha Dibadda JFS oo Muqdisho ka dhacday+(SAWIRRO).

Date:

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay Manaasabad uu Xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arimaha Dibadda taasi oo ka dhacday Xarunta Wasaarada Arimaha Dibada.

Munaasabaadaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro ka tirsan Xukuumada Fadraalka ah Wasiiro hore Xildhibaano iyo Safiiro.

ugu horeyn ayaa waxaa halkaasi ka Hadlay Gudoomiyaha Gudiga Arimaha dibada ee Baarlamaanka fadraalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Biixi Cige.

Wasiirkii hore ee Wasaarada Arimaha Dibada Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in Wasiirka ay ku soo dhaweynayaan Masuuliyada Cusub ee loo igmaday.

Wasiiraka Cusub ee Wasaarada arimaha Dibada mudane Maxamed Abdirisak Maxamuud abuubakar ayaa sheegay inuu sii amba qaadayo shaqada Wasaarda Hogaankeeda uu qabtay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud,...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Dhaweysay Ansixinta Dhameystirka Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo...