Wararka

Wasiirka Maaliyadda Itoobiya oo shaaciyay in Daagaalka Gobolka Waqooyiga lagu soo afjarayo wax ka yar Isbuuc.

Wasiirka maaliyada dalka itoobiya Ahmed shide ayaa sheegay in wax ka yar isbuuc lagu soo afjarayo dagaalka ka socda waqooyiga itoobiya. Ahmed shide oo wareysi...

Wasiirka Haweenka ee XFS oo qaabishay ergayga gaarka ah ee dawladda Norway ee Soomaaliya+(SAWIRRO).

Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim iyo ku xigeenka wasiirka Marwo Xiis Xassan ayaa xafiiska ku qaabilay marwo Heidi Elburgi...

Kumanaan dadweyne ah oo ka qeyb-galay aaska R/W Hore ee Sudaan Saadiq Almahdi.

Kumanaan qof ayaa ka qaybgalay aaska Caalimkii Sadiq Al-Mahdi,Ra’iisulwasaarahii hore ee Sudan ,isla markaana ahaa siyaasi caan ah iyo wadaad dhanka diinta ah, magacna ...

Natiijooyinka hordhaca ah ee doorashada dalkaasi oo guul usaadaalinayo Madaxweyne Kabore.

Madaxweyne Roch Marc Christian Kabore ayaa shan sano oo kale u shaqeyn doona bulshada  Burkina Faso, sida ku cad natiijooyinka hordhaca ah ee ay...

Donald Trump uu Shardi ku xiray inuu ogolaadu in looga guulaystay doorashadi Maraykanka.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay  shalay Khamiistii inuu iska  tagayo Aqalka Cad haddii Guddiga nidaamka ergada doorashada ay  caddeyaan in  Joe Biden uu...

Ugu Akhris Badan