Wararka

Ciidanka Itoobiya oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen hub farabadan.

Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in rasaas iyo hub badan ay ka heleen goobo ku yaala magaalada Mekelle ee xarunta gobalka Tigray waqooyiga Itoobiya. Hubkaan ayaa...

Wasiirka waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee XFS oo kormeeray xarunta waxbarashada fogaan darsiga+(SAWIRRO).

Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee XFS mudane eng. Cabdulaahi Abuukar Xaaji (Cabdullaahi Carab) oo ay wehliyaan wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada mudane...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kormeer ku tagay bullaacad dhismaheedu socodo+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray Bullaacadda dhismaheedu ka socodo dhabarka dambe ee Iskuulka...

Uk oo noqotay dalkii ugu horeeyay ee meel mariya talaalka cudurka safmarka ah ee Covid-19.

UK ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee meel mariya talaalka  cudurka safmarka  ah ee Covid-19. Xoghayaha caafimaadka Britain Matt Hancock ayaa sheegay in talaalka la...

Masuuliyiin ka tirsan wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka Galmudug oo kormeer ku tagay iskuulka caruurta dhagoolada ah+(SAWIRRO).

waxaa  mudooyinkii u danbeeyay magaalada Galkacyo ka socday dadaalo lagu xoojinayo waxbarashada caruurta maqalkoodu maqan yahay ayaa waxaa masuuliyiin ka tirsan wasaarada haweenka iyo...

Ugu Akhris Badan