Wakiilka midowga afrika ee soomaaliya Francisco Madeira ayaa la kulmay madaxa howlgalka tababarka ciidanka midowga Yurub ee soomaaliya jeneraal Fabiano Zinzone.
Kulankan oo ka dhacay xarunta...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya , madxda Isbitaalada gaarka loo leeyahay iyo kuwa ay dowladu maamusho iyo dhaqaatiir ayaa ka qeyb galay kulankan...