Wararka

Cabdiraxmaan Cali Diiriye Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo Kormeeray Dhismayaal Cusub oo lagu kordhiyay Isbitalka guud ee Gobolkaasi+(SAWIRRO).

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye (Isxal) Oo La Hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya Ayaa Faah Faahin Ka Bixiyay Dadaalada Maamulka Gobalka Ee Ku Aadan...

AMISOM oo bilowday Dayactirka Wado isku xertay Magaalada Dhoobley iyo Garoonka Diyaaradaha.

Dhismaha wadadan oo ah 5KM waxaa fulinaya qeybta labaad ee ciidanka Amisom kuwaas oo ka howlgala deegaanada maamul goboleedka jubbaland soomaaliya . Taliyaha qeybta labaad...

Saameynta duufaantii GATI ee ku dhufatay xeebaha soomaaliya dabayaaqadii bishii November ayaa ka jirta wali qeybo ka mid Puntland.

Heyada UNOCHA ee qaramada ee qaramada midoobe waxa ay sheegtay in qiimeynta la sameeyay ay muujineyso in dad ka badan 120,000 oo qof ay...

Waxaa Meel gabagabo ah maraya wajiga 1aad ee dhismaha wado isxilqaan lagu dhisayo ee magaalada Xuddur +(SAWIRRO).

Dhismaha wadadaan halbowlaha ah waxay ka mid tahay hormarada dalka ee isxilqaanka lagu dhisayo waxana gabagabo maraya wajiga 1 aad ee dib u dhiska...

Madaxwayne Farmaajo oo bogaadiyay dadaallada Xukuumadda ee arrimaha doorashooyinka.

Madaxwaynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xukuumadda federaalka Soomaaliya ku bogaadiyay dadaalka ballaaran ee ay galisay arrimaha doorashada iyo fulinta doorkii dowladda federaalka...

Ugu Akhris Badan