Wararka

Suudaan oo qorsheyneysa inay muwaadiniinteeda kala baxdo gobalka Tigreega ee Itoobiya.

Dowladda Suudaan ayaa qorsheeyneysa inay muwaadiniinteeda   kala soo baxdo dalka Itoobiya,gaar ahaan gobalka Tigreega oo ay ka socdaan dagaallada dhowaan ka bilowday dalkaasi. Bayaan...

Dowlada Iran oo ugu baaqday Madaxweynaha cusub ee Mareykank joe Biden in laga qaado cunaqabateynta, islamarkaana dib ugu biirto heshiiska nukliyeerka.

Wasiirka Arimaha Dibada ee Iran Mohammad Javad Zarif ayaa sheegay in Iran ay si buuxda u fulin doonto heshiiskeeda Nukliyeerka ee 2015 hadii Madaxweynaha...

Duqeymo ay diyaaradaha Israa’iil ay ka geysteen gudaha dalka Syria ayaa waxaa ay ku dileen seddex askari, oo ka tirsan Ciidamada Iran.

Warbaahinta dowladda Suuriya ayaa sheegtay in seddex askari la dilay xilli militariga Israa’iil ay sheegeen in ay duqeeyeen bartilmaameedyo ay lahaayeen ciidamada Iiraan iyo...

(DAAWO) WARKA KOOBAN EE ©SNTV // 18-11-2020

Halkaan ka Daawo Warka Kooban ee SNTV. https://youtu.be/ryavMR9m3z4

Wasiirka caafimaadka oo ka qeyb gashay shir looga hadlayay xoojinta adeegyada Hooyadda iyo dhalaanka+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Fowziya Abiikar Nuur ayaa ka qeybgashay Shir Goboleedka EMRO. Shirka oo ku qabsoomay habka Online-ka...

Ugu Akhris Badan