Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magaacabay Wasiiro cusub.

Date:

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabey Wasiiro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Wasiirka dhallinyaradda iyo Ciyaaraha, Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka iyo Wasiirka Dastuurka ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Halkan hoose ka akhriso wareeegtada ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...

Guddoomiyaha BFS oo dhambaal hambalyo ah ka helay Guddoomiyaha Golaha Shuurada ee Boqortooyada Baxrayn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...