Wararka

Wasaaradda Amniga XFS oo mamnuucday hubka lala galo gudaha Garoonka Aadan cadde.

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay hubka lala galayo gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Wasaaradda amniga ayaa arrintan...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo goordhow gaaray Xerada Bali-doogle.

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray xerada Bali-doogle ee gobolka Shabeellaha. Ra’iisal wasaaraha iyo wafdigiisa...

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Bakool.

Ciidamada Guutada 16-aad ee Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo ka  sameeyeen degaanno ka tirsan gobolka Baay, halkaas...

Ra’isulwasaaraha JFS oo isbitaalka ku booqday dhaawacyada shaqaalaha dhismaha wadada Muqdisho iyo Afgooye oo argagaxisadu qarxisay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa  isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku booqday...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo xiray shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo soo xiray shirka Madasha Aragti Wadaaga ee ka socday Garoowe ayaa...

Ugu Akhris Badan