Wararka

Dad shacab ah oo duleedka magaalada Xudur uga geeriyooday walxo qarxa oo meel duur ah kula kacay

Sadax qof  oo shacab ah oo mid ka mid ah dumar tahay ayaa duleedka tuulada Gaabaneey oo hoos tagta degmada Xudur  ku geeriyoodey...

Saraakiisha ciidamada Talyaaniga iyo spain ee jooga Soomaaliya oo qalab isboortis gudoonsiiyey ciyaartowda Gobolka Banaadir.

Saraakiisha Ciidamada Talyaaniga iyo spain ee ku sugan Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay qalab isboortis guddoonsiiyeen ciyaaryahanada xulka gobolka Banaadir ee dhawaan ku guuleystay. Munaasabada...

Madaxweynaha Hirshabeelle shir gudoomiyay kulanka golaha xukuumadda+Sawirro.

Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa shirka Golaha Wasiirada ee maanta warbixino uga dhageystay Siihayayaasha Wasiirada Wasaaradaha Qorsheynta, Dib u heshiisiinta iyo Amniga. Wasaarada Amniga ayaa...

Sawirro: Sida loo burburiyay Idaacadda Alshabaab ee Al-Andolus.

Warar dheeraad ah oo laga heley duqeyn ciidanka kumandooska iyo kuwa Mareykanka ku beegsadeen xarunta Idaacadda ku hadashay afka argagaxisada Alshabaab ayaa muujineya khasaaraha...

Daawo Sawirradda Ra’iisul wasaaraha dalka oo kormeer ku tagay Xerada Balli-doogle.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar shaqo oo uu ku dhiirigelinayo ciidanka Xoogga dalka ku tagey Balli-doogle oo...

Ugu Akhris Badan