Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Wararka

Qaramada midoobe oo sheegtay in Soomaaliya ay marti galisay qaxooti badan sanadkii 2020

In ka badan 24,000 qof oo ajnabi ah ayaa sanadkii 2020 soomaaliya nabad galyo u raadsaday sida ay sheegtay heyada UNHCR . Dadkaas waxay badankood...

Dowladaha Masar iyo Qatar ayaa ku heshiiyay inay dib u soo celiyaan xiriirkoodii diblomaasiyadeed.

Dowladaha Masar iyo Qatar ayaa ku heshiiyay inay dib u soo celiyaan xiriirkoodii diblomaasiyadeed. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Masar ayaa ku dhawaaqday in Qaahira iyo...

Shir looga hadlayay horumarinta Amniga caasimadda gaar ahaan degmooyinka ku xeeran airport-ka Aadan cadde ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho+(SAWIRRO).

Shir  looga hadlayay horumarinta Amniga caasimadda gaar ahaan degmooyinka ku xeeran airport-ka  Aadan cadde oo muhiimad gaar ah u leh dowladda iyo shacabka Soomaliyeed...

Xubno ka tirsan argagaxisada Al-shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jamaame.

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, oo kaashaneysa taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa labo weerar oo dhanka cirka ah ku qaaday xubno ka tirsan kooxda...

Wasiirkii arrimaha dibadda Zimbaawe oo u geeriyooday Karoona Fayras.

Afhayeenka madaxtooyda dalka  Zimbabwe ayaa sheegay in wasiirkii arrimaha dibadda ee dalkaasi Sebusiso Moyo u dhintay cudurka Karoona fayras. Afhayeenka ayaa intaas ku daray in...

Ugu Akhris Badan