Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Wararka

Ciidanka AMISOM oo agab caafimaad ugu deeqay qaar ka mid ah barakacyaasha Muqdisho+(SAWIRRO).

Ciidanka Uganda ee qeybta ka ah howlgalka midowga Afrika Soomaaliya ee AMISOM ayaa agab loogu talo galay ka hortaga xanuunka Karoona iyo nadaafada ugu...

Madaxweyne Farmaajo Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Midowga Afrika Iyo Ku-Xigeenkiisa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Moussa Faki iyo Ku-xigeenkiisa Marwo Dr. Monique Nsanzabaganwa...

Maleeshiyaadka Al-shabaab oo dhac iyo barakicin ugu geystay dad shacab ah Gobolka Shabeellaha Hoose+(SAWIRRO).

In ka badan kun iyo shan boqol qoys oo maleeshiyaadka argagaxisada Al-shabaab ay ka dhaceen xoolahii iyo beerahii islamarkaana ay ka soo barakiciyeen dadkii...

Ciidanka Xoogga dalka oo cagta mariyay fariisimo maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen gobolka Gedo+(SAWIRRO).

Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Gedo oo maleeshiyada Al-Shabaab ku dhibaateynayeen dadka xoola dhaqatada ah. Ciidanka ayaa howlgalka...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo war kasoo saaray shirkii Samareeb 4.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), wuxuu wax laga xumaado ku tilmaamay is afgaran waagii uu ku soo dhamaaday shirkii Samareeb, wuxuuse muujinayaa in...

Ugu Akhris Badan