Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyey kulan Hordhac u ah shirka Wadatashiga SAMAREEB+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay guddoomiyey kulan hordhac u ah shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ku...

Qaban-qaabada iyo diyaargarowga shirka wadatashiga DF iyo M/goboleeyada oo laga dareemayo Samareeb.

Magaalada Samareeb ee xarunta maamulka Galmuug waxaa ka socanaya Qabanqaabada iyo diyaargarowga Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Amniga magaalada ayaa si aad ah...

Ciidanka Xoogga iyo Daraawiishta Galmudug oo deegaano cusub kala wareegay Al-Shabaab+(SAWIRRO).

Daraawiishta Galmudug iyo Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa sheegay inay la wareegeen Deegaano ay dhawaan iskaga carareen Maleeshiyaadka Al-shabaab kuwaas oo ku yaala Koonfurta Gobolka...

Afgembi ka dhacay dalka Myanmar iyo militariga oo xiray haweeneydii hoggaaminaysay.

Wararka ka imaanaya dalka Myanmar ayaa sheegay in Inqilaab Millateri uu saaka ka dhacay dalkaasi Myanmar, ciidamada oo ka cabanaya in doorashooyinkii dalkaas lagu...

Hay’adaha amniga oo faah faahiyay howlkii lagu soo afjaray weerarkii xalay iyo khasaaraha ka dhashey.

Ciidamada amaanka dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ay soo afjaraan xalay weerarkii kooxaha argagixisada ay ka geysteen gelinkii dambe ee shalay maleeshiyaadka arggagixisada...

Ugu Akhris Badan