Wararka

Shil gaari oo qasaaro badan geystay ayaa ka dhacay dalka Mareykanka.

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay dad kale oo badana waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay magaalada Fort Worth ee...

Qaramada midoobe oo deeq gaarsiiyay barakacayaasha magaalada Beledxaawo ee gobalka Gedo.

  Heyada qaxootiga u qaabilsan qaramada midoobe ee la yiraahdo UNHCR ayaa sheegtay in ay deeq gaarsiiyay dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Beledxaawo Dadkan...

Nuxurka khudbadda ra’isul wasaare Rooble ee ka hor jeediyay golaha shacabka+(SAWIRRO).

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa khudbaddii maanta u jeediyay xildhibaanada golaha shacabka waxaa uu uga hadlay arrimo muhiim ah, waxaana...

Golaha Amaanka Qaramada Midoobay oo taageeray maamulka cusub ee Liibiya.

Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay inay taageerayaan maamulka cusub ee Liibiya, waxayna ku baaqeen in si buuxda loo dhaqan geliyo xabad...

Dowladda Federaalka oo xoojineysa nidaamka caddaaladda iyo dhaqan celinta Maxaabiista.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen.Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa kulan looga hadlayay kor uqaadista dhaqancelinta maxaabista la qaatay saraakiisha ciidanka, taliyeyaasha ciidanka asluubta, madaxda Hoggaanka,madax...

Ugu Akhris Badan