Wararka

Itoobiya oo ka hadashay askar reer Sudan ah oo lagu laayay xadka kala qeybiya Sudan iyo Itoobiya

Ra’isulwasaaraha itoobiya abiy ahmed ayaa sheegay in dowladiisu ay si dhow ula socoto dhacdo ka dhacday xuduuda itoobiya iyo Sudan Qoraal uu dhigay bartiisa...

Golaha Amniga oo ansaxiyay ergayga cusub ee Qaramada Midoobay u fadhi doona Liibiya.

Golaha Amniga ee Qaramada Midoobe ayaa ansixiyay soo jeedintii  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe  António Guterres ee aheyd in Nickolay Mladenov noqdo ergayga gaarka...

Maxkamadda ciidamada oo xukun dil ah ku ridday rag ka tirsan Al-shabaab

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday rag ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab oo dilal ka geystay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka...

Mareykanka oo cambaareeyay afduub arday loo geystay oo ka dhacay dalka Nigeria.

Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa cambaareysay afduubka in ka badan 300(Saddex boqol) oo arday oo laga afduubtay iskuul ku yaal  waqooyi galbeed ee dalka...

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo la kulmay Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal mudane Maxamed Xasan Maxamed ayaa kulan la qaatay danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz. Kulanka ay yeesheen labadaan mas’uul...

Ugu Akhris Badan