Wararka

Shirka Golaha Watashiga Qaran ee Dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo gabagaboobay “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shirka Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo galay maalintiisii labaad. Madaxda ayaa bilaabay ka doodista...

Qaar ka mid ah murashixiinta Madaxtinimada dalka oo bogaadiyay qabsoomidda shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Qaar ka mid ah murashixiinta u tartamaysa xilka Madaxtinimo ee dalka ayaa soo dhaweeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran, oo maanta uu si rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka “SAWIRRO”

Waxaa soo gaba gaboobay maalinkii koowaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka, kaasi oo uu si rasmi ah u furay Ra’iisul Wasaaraha...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo sagootiyay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo muddo xileedkiisa shaqo ay dhammaatay “SAWIRRO”

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta oo Sabti ah, xarunteeda Caasimadda Muqdisho, lagu qabatay xaflad lagu sagootinayay Mudane Qin Jian, Safiirka Jamhuuriyadda...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan go’naanshiyaha Qaran ee yareynta saameynta isbadalka cimilada oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Aqoon isweydaarsigan ku saabsan ka go’naanshiyaha Qaran ee yareynta saameynta isbadalka cimilada iyo istaraatiijiyadda qarashka ku baxa Soomaaliya oo uu soo qaban qaabiyay Agaasinka...

Ugu Akhris Badan