Wararka

Wasiirka Cadaaladda oo sheegay in baaritaan lagu sameynayo isku dhac ciidan oo ka dhacay Muqdisho

Galabta ayey ahayd markii ciidan ka tirsan Asluubta iyo ciidamo ilaalo u ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh uu iska hor imaad kooban...

Wasiirka Arrimaha dibedda Soomaliya oo ka hadlay xiriirka dawladdaha Soomaliya, kenya iyo Jabuuti

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaliya, Mudane Muhammad Abdirizak, oo waraysi gaar ah la yeeshay telefishanka qaranku ayuu wasiirku kaga hadlay...

Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare Oo Lasoo Gabagabeeyay+Sawirro

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xasan ayaa soo xiray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka12aad. Agaasimaha...

Macalin Tababar oo katirsanaa Xoogga Dalka laguna helay la shaqeynta Al-shabaab oo 15-sano oo xabsi ah lagu xukumay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta ku xukuntay 15 sano oo Xabsi Ciidan ah sarkaal katirsanaa ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya kaas oo lagu helay...

Guddiga Qaran Ee Amniga Doorashooyinka Dalka Oo Maanta Kulmay

Taliyaha guud ee ciidanka booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu uga warbixiyey kulan uu maanta yeeshay...

Ugu Akhris Badan