Wararka

Xukuumada Federalka Soomaaliya oo Heshiis Dhinacyo badan ah la saxiixatay Midowga Yurub.

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa Wajigii labaad ee heshiiska Barnaamijka lagu horumarinayo dhaqaalaha dalka, la Saxiixatay Midowga Yurub kaas oo la sheegay in ay ku...

Baarlamaanka Itoobiya oo Ansixiyay go’aano xilka looga qaadayo Maamulka Tigreega.

Baarlamaanka Dowlada Itoobiya ayaa ansixiyay oo meel mariyay go,aan xasaanada looga qaadayo 39 qof oo ka tirsan maamulka tigreega iyo dad lashaqeenayay. Go,aankan oo uu...

Boqorka Baxrayn oo magacaabay Ra’iisal wasaare cusub ka dib geerida Ra’iisal wasaarihii hore.

Boqorka Dalka Baxrayn Xamad bin Ciise ayaa magacaabay ra’iisal wasaare cusub kadib markii ra’iisal wasaarihii dalkaas Khaliifa bin Salmaan shalay ku dhintay gudaha dalka...

Munaasabad ay xilalka kula kala wareegayaan Maamulka Degmada Gaalkacyo oo lagu qabtay Gaalkacyo+(SAWIRRO).

Munaasabadan oo ay xilalka kula kala wareegayaan gudoomiyihii hore ee dagmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre iyo gudoomiyaha cusub Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale ayaa saakay...

Boqorka Sucuudi Carabiya oo adduunka ku Boorriyay in ‘mawqif adag’ laga qaato Iran.

Boqorka Sacuudi Carabiya Salman bin Abdulaziz Al Saud ayaa aduunka ku booriyay in ay qaataan “go’aan adag” si wax looga qabto dadaalada ay wado...

Ugu Akhris Badan