Ciidamada amaanka dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ay soo afjaraan xalay weerarkii kooxaha argagixisada ay ka geysteen gelinkii dambe ee shalay maleeshiyaadka arggagixisada...
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada arimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa si kulul loogu canbaareeyay weerarkii argagaxisada ay la beegsadeen dad...
Waxaan eheladoodii iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa dadkii Soomaaliyeed ee ku geeriyooday weerarkii argagixisadu ku qaadeen hoteelka Afrik ee magaalada Muqdisho oo...
Rabi ha u naxariisto jeneraal Galaal oo ka mid ahaa saraakiishii dhisay ciidanka xoogga dalka soomaaliya ayaa ka mid noqday dadkii ku dhintay weerar...