Wararka

NISA oo war ka soo saartay kiiska Ikraan Tahliil Faarax

Hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo soo saartay warbixin ku saabsan kiiska gabadhii la weysanaa ee Ikraan Tahliil Faarax, oo...

Jananka ugu sareeya ciidamada Mareykanka oo Taliban ku tilmaamay “koox arxan daran”

Janaraalka ugu sarreeya Mareykanka ayaa kooxda Taalibaan ku tilmaamay inay yihiin “koox arxan daran” isagoo sheegay in aysan kala caddeyn inay is beddeli doonaan...

Soomaali oo dil iyo dhaawacyo loogu geystay Canada

Wararka aan ka heleyno dalka Canada, waxay sheegayaan in rag hubeysan ay gudaha magaalada Toronto ee dalka Canada dil iyo dhaawac ugu geysteen dad...

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Eng. Maxamed Cumar Saalixi

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Eng. Maxamed Cumar...

Taliban oo dagaal kula jirto mucaarad hubeysan oo ka jira Afghanistan

Dagaal qaraar oo u dhexeeya Taliban iyo koox mucaarad ku ah xukunkooda ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhacayaan gobolka Panjshir ee dalka...

Ugu Akhris Badan