Wararka

Maleeshiyaadkii isku hortaagnaa Deegaanka Xananbuure oo lakala qaaday+(SAWIRRO).

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan yuusuf Cadaala oo hogaaminayo xubno masuuliyiin ah oo dadaalo dhax  dhaxaad iyo hishiisìn beelo walaalo kawaday  deegaanka xananbuure...

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay Shirka Hey’adaha Socdaalka iyo Jinsiyadaha Wadamada Carabta.

Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa ka qeybgalay Shirka Agaasimeyaasha Hey’adaha Socdaalka iyo Jinsiyadda ee wadamada...

Ciidanka Xoogga dalka oo deegaanno ka tirsan Sh/dhexe kala wareegay Al-Shabaab+(SAWIRRO).

Ururka 7aad ee Guutada 16-aad ee Ciidanka kumandooska danab ayaa  hawlgal ka sameeyey degaan ka mida   gobolka shabeelaha dhexe. Degaanad hawlgalku ka dhacay ayaa kala...

Shil gaari oo qasaaro badan geystay ayaa ka dhacay dalka Mareykanka.

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay dad kale oo badana waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay magaalada Fort Worth ee...

Qaramada midoobe oo deeq gaarsiiyay barakacayaasha magaalada Beledxaawo ee gobalka Gedo.

  Heyada qaxootiga u qaabilsan qaramada midoobe ee la yiraahdo UNHCR ayaa sheegtay in ay deeq gaarsiiyay dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Beledxaawo Dadkan...

Ugu Akhris Badan