Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo si rasmi ah u daah furtey Tallaalka ka hortagga COVID-19 “SAWIRRO”

Date:

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta si rasmi ah u dah furtey Tallaalka ka hortagga Cudurka COVID-19 ee Nocyada ASTRAZENECA iyo J&J

Daahfurka Tallaalka waxaa ka soo Qeyb-galey Ku-simaha Madaxweynaha Koomfur Galbeed ahma Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka. Wakiilo ka kala socdey Hay-adaha SOS.iyo WHO.iyo Mas’uuliyiinkale.

Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed  ayaa Xiligan wadaan Qorshooyinkii Tallaalkan lagu gaarsiin lahaa Dhammaan Degmooyinka Koonfur Galbeed si looyareeyo Faafitaanka Cudurka COVID-19.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay Danjiraha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Wasaaradda arimaha dibadda JFS oo digniin ka soo saartay warar been abuur ah

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan...