Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada Puntland oo la kulmay Madax ka socoto UNICEF “SAWIRRO”

Date:

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Jaamac Xasan Cabdulle ayaaa kulan la qaatay Madax ka socota Hay’adda UNICEF oo uu hoggaaminaayo Madaxa barnaamijka dhowrista Dhallinyarada ayaa ka dhacay Xarunta Wasaaradda kulankan ayaa looga hadlaayey Mudnaanta tubta horumarinta Dhallinyarada Puntland, Sidii loogu Samayn lahaa shaqo abuur, Barista Xirfadaha, awood siinta Dhallinyarada, u qareemida Dhallinyaradda iyo siday ugu qeyb qaadan lahaayen dhallinyarada horusocodka tubta Democratization ka Puntland.

Sidoo kale waxaa Xoogga lagu saaray inta uu kulanka socday kor uqaadista wada shaqaynta Wasaaradda iyo UNICEF.

Kulankan ayaa waxaa goob joog ahaa agaasime Waaxeedada Dhallinyaradda, Xirfadaha iyo Shaqo abuurka, Qorshaynta iyo Sharciyada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay Danjiraha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Wasaaradda arimaha dibadda JFS oo digniin ka soo saartay warar been abuur ah

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan...