Wararka

Dulimaadyadii iyo dagitaanka Diyaaradaha ee Garoonka Aden cade oo saakay la fasaxay.

Maareeyaha Garoonka Diyaradaha Muqdisho Cabdinasir Maxamud gurey ayaa sheegay in dhamaan la lafasaxay Dulimaadka iyo dagitaanka Diyaaradaha ee Garoonka Aden cade international Airport Ee...

Dowladda Ingiriiska oo hambalyo u dirtay mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo mar kale loo doortay madaxweynaha Soomaaliya.

Dowladda Ingiriiska ayaa hambalyo u dirtay mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo mar kale loo doortay madaxweynaha Soomaaliya. “Hambalyo Xasan Shiikh Maxamuud oo mar kale loo...

Banaanbax Lagu Taageerayo Guusha Madaxweyne Hassan Sheikh Maxamuud oo Xaafada Islii Ka Dhacay.

Waxaa Xaafada ay Soomaalidu ku badantahay ee islii ee Magaalaada Nairobi  ee dalka Kenya ka dhacay banaanbaxyo lagu soo dhaweynayey Madaxweynaha cusub ee Somaliya...

Madaxweyne Qoor-Qor oo hambalyo u diray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay lagu doortay Muqdisho.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), ayaa hambalyo udiray madaxwaynaha cusub ee JFS mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo noqonaya madaxweynihii 10aad ee ...

Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo sheegay in aysan jiri doonin wax aar-goosi siyaasadeed ah.

Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo khudbad kooban jeediyay kadib markii uu ku guulaystay xalay xilka madaxweynaha Somalia...

Ugu Akhris Badan