Wararka

Duqa Caasimadda oo Kulan la qaatay Madaxda Dugsiyada Gobolka Banaadir

Guddfoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamud Maxamed ( Cumar Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar Kulan Kula Qaatay Madaxda Dugsiyada Gobolka Banaadir. Guddoomiye...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo baaq u diray beelaha walaalaha ah oo ku dagaalamay qeybo kamid ah Gobalka Hiiraan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaannada Deefow iyo Kabxanley...

Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed oo tababar u furtay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradaha “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed Soomaaliya  oo faah faahiyay Tababar loo furey qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradaha Maamulkaas. Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka...

Kulan looga hadlayay isku xirka adeeg bixinta oo lagu qabtay Boosaaso “SAWIRRO”

Kulan looga hadlayey isku xirka adeeg bixinta heer degmo oo ay soo qaban qaabisay dowladda Hoose ee degmada Boosaaso oo kaashaynaysa Wasaaradda Arrimaha Gudaha...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo faray Xeer ilaalinta iyo Maxkamadda CQS inay baaritaan ku sameeyaan kiiska Ikraan Tahliil “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Taliyaha KMG ah Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Hoggaanka Maxkamadda Ciidammada...

Ugu Akhris Badan