SAWIRO:Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay madaxda dowlad gobaleedyada dalka.

Date:

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado ah u sameeyay madaxda dowlad gobaleedyada dalka, kaasoo ka dhacay hoteelka uu daganyahay Madaxweynaha cusub.

Kulankaan ayaa looga hadlay xaaladda dalka, waxa uuna ahaa kii ugu horreeyay ee dhaxmara Madaxweynayaasha 5-ta dowlad gobaleed oo Muqdisho ku sugan iyo Madaxweynaha cusub ee dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud,...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Dhaweysay Ansixinta Dhameystirka Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo...