Qoraal ka soo baxay Xafiiska Raisulwasaraha Dalka mudane Mohamed Hussein Rooble ayaa lagu yiri-Waxaan u hambalyeynayaa madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan...
Ciidanka Kumaandooska ururka 8 Aad ee guutada 18 Aad GOR GOR ee XDS ayaa Howlgal lagu baacsanayo Nabadiidka Al-shabaab ka Fuliyey Tuulooyin Hoostaga degaanka...