Madaxwene Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay safiirka dowladda Qatar u jooga Soomaaliya.

Date:

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay safiirka dowladda Qatar u jooga Soomaaliya Ambassador Hassan bin Hamza Hashem.

Hassan bin Hamza Hashem ayaa salaan iyo duco ugu yimid madaxweynaha, waxaana uu ugu hambalyeeyay, guusha uu ka gaaray, doorashadii ka dhacday magaaladda Muqdisho ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku guuleystay .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Amniga Gudaha oo Dib-u-Eegis ku Sameeyay Waxqabadka Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil...

Horjooge katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

Horjooge Cali Maxamed Coloow oo wata qori AK47 ah...

Safaaradda Soomaaliya oo ee Shiinaha oo soo agaasintay Xuska Maalinta Afrika 

Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare...