Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xalay la kulmay Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud. 

Date:

Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xalay la kulmay Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud.

Kulanka labada masuul ayaa ahaa Salaan iyo Hambaliyo ugu tagay madaxweyne lafti gareen Madaxweynaha la doortay Jamhuuriyarada Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Shekh Maxamuud.

Kulanka waxaa sido kale qeyb ka ahaa Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto deegaanada KGS.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo xilka la wareegay

Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka...

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Isku Dayga Israa’iil ee Xadgudubka Madax-bannaanida JFS

Guddiga Midowga Afrika ayaa muujiyey walaac xooggan, waxayna si...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka ayaa maanta billaabay aqoon-isweydaarsi soconaya muddo toddobaad ah.

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) ayaa maanta...

Munaasabad lagu dhaarinayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Beeraha Koonfur Galbeed oo ka dhacday Baydhabo

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...