Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Magalaada Hargeysa.

Date:

Saddex dhalinyaro ayaa ku geeriyootay shil Baabuur oo ka dhacay Duleedka Degmada Dacar Budhuq ee gobolada waqooyi.

Laba ka mid Ah saddexda qof ee dhintay ayaa ahaa walaalo, waxaana maydkooda la keenay Isbitaalka Wayn ee magalaada  Hargeysa ee Xarunta  gobolada waqooyi  ama Somaliland.

Shilalka ka dhaca deegaanada gobolada waqooyi ayaa Dhawaanahaan Aad u kordhay,taas oo loo Aaneenaayo darawalada oo aan la heen qibrad iyo wadooyinka oo burbursan .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Kismaayo oo u gudubtay wareegga 3-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan

Degmada Kismaayo oo ka tirsan Gobolka J/Hoose ayaa u...

Fariinta Madaxweynaha JFS ee Maalinta Haweenka Adduunka

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa dhammaan haweenka Soomaaliyeed,...

Mas’uuliyiinta Gaashaandhigga XFS oo boogaadiyay kaalinta gabdhaha ee ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay...