Wararka

AKHRISO:Maamul cusub oo loo magacaabay Deegaanka Lafoole ee gobolka shabeelada hoose.

Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose ee maamulka KGS Ibrahim Adan Ali - Najah ayaa waxaa uu maamul cusub u magacaabey degaanka Lafole ee hoosyimaada Degmada...

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha KGS oo shir guddoomiyey shir ay iskugu yimadeen dhamaan shaqaalaha wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS Mudane Mahaad Mohamed Ciise ayaa  maanta shir guddoomiyey shir ay iskugu yimadeen dhamaan shaqaalaha wasaaradda...

Taalibaan oo lagu eedeeyay in gabdhaha suxufiyiinta ah ay ka saareyso saxaafadda Afghanistan

Amarka Taalibaan ee ah in dumarka suxufyiinta ah ay qariyaan wajigooda inta ay talefishinada ka hadlayaan ayaa loo arkaa isku day lagu doonayo in...

DHAGEYSO:Madaxweyne ku xigeenka jubbland oo sheegay in qorshe u hayaan dib u heshiisiinta bulshada iyo siyaasiyiinta gobolka Gedo oo muddo qilaaf uu ka taagnaa...

Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid aadan oo wareeysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in qorshe u hayaan dib u heshiisiinta bulshada...

DHAGEYSO:Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo sheegay inuu furmayo kabka miisaaniyada ay Soomaaliya siiyaan dowladDaha saaxiibka la ah oo mudo go’naa.

Wasiirka Maaliyada xukuumada federaalka Soomaaliya Abdirahman ducaale Bayle oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in uu furmayo kabka miisaaniyada ee dowladdaha saxiibka la...

Ugu Akhris Badan