Taliyaha Ciidanaka booliska Maamulka Puntland Oo xafiiskiisa ku qaabilay Madax kasocota Hay,ada UNODC.

Date:

Taliyaha Ciidanaka booliska Maamulka Puntland  Oo xafiiskiisa ku qaabilay Madax kasocota Hay,ada UNODC.

Taliyaha ciidanka booliska PL S/Guuto Maxamed Cali Xaashi waxaa kulanka ku wehelaiyay Taliye ku xigeenka Hogaanka Baarista Dembiyada CID ee Puntland G/le Sare Abshir Hussein Said, Taliyaha Qaybta CID ee Gobolka Karkaar X/Le Fartuun Ismaacil iyo Saraakiil kale oo CID katirsan.

 

Shirka ayaa looga hadlayay dardargelinta hanaanka hawlaha amniga iyo sidii kor loogu qaadilahaa, Hanaanka Wacyigelinta ee ay siwadajir ah u wadaan Hogaanka CID iyo Taliska ciidanka Booliska Puntland iyo Qorshayaasha tababarka ee CID iyo ciidanka Booliska.

 

Kulanka ayaa kusoo dhamaaday Jawi wanaagsan iyo isafgarad.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has returned to the...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed...