SAWIRRO:Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal oo laamaha Amniga ugu Baaqay Adkeynta Amnig Magaalada garoowe.

Date:

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal Ee Maamulka Puntland Hussein Cali Maxamuud Ayaa maanta Shir Gudoomiyay Shirka Sarakiisha Amniga Gobolka  Nugaal.

Sarakiisha Amniga Ayaa Warbixino Ka Siiyay Taliyaha Qaybta Shaqada Socoto Isagoona Sido Kale Su’aalo Ka Waydiyay Howlaha Nabad Galyada Gobolka Nugaal.

 

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal G/Sare Xussen Cali Maxamuud Ayaa Walidiinta Ugu Baaqay Inay Ka Warqabaan Caruurtooda Madama La Galay Fasixii Goobaha Waxbarashada.

 

Taliyaha Qaybta Nugaal Ayaa Sido Kale Sarakiisha Ugu Baaqay Adkeynta Amniga Iyo Inay U Adeegan Bulshada Gobolka Una Dhimriyaan.

 

Taliye Xussen Cali Maxamuud Ayaa Ugu Danbeyn Ugu Baaqay Bulshada Gobolka Inay Kala Shaqeyaan Amniga Nugaal Lamaha Amaankana U Soo Gudbiyaan Wixii Khal Khal Galinaya Amaanka Caasimadda.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...