Wararka

DHAGEYSO:Waxaa Maanta Deegaanada Puntland ka bilaabanaya imtixaankii shahaadiga ah ee fasallada 8aad iyo 12aad.

Guud ahaan Degmooyinka iyo deegaanada maamulka puntland  ayaa waxaa  maanta looga Fadhiisanayaa imtixaanka shahaadiga ah ee Fassalada 8aad iyo 12aad ee dugsiyada sare iyo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KU DHAWAAQAY HINDISAHA SHAQO ABUUR QARAN IYO HINDISAHA QARAN EE DHALLINYARADA SOOMAALIYEED.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa shaaciyey qorshihiisa horumarinta dhallinyarada, kaasoo xoogga...

Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka oo deegaan katirsan gobolka shabeelada dhexe ku qabtay xubno katirsan Al-shabab.

Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Degaanka War-ciise ee gobolka Shabeelaha dhexe ka sameeyay howlgal qorsheeysan kaasi oo ay ku baacsanayeen maleeshiyaadka...

Iskuduwaha Mashruuca Biyoole ee Dowlad goboleedka Galmudug oo kormeeray bar biyoodka Wadgalinsoor oo ah wartii ugu horeeysay ee lagu dhisay mashruuca Biyoole.

Wafdi uu hoggaaminayo iskuduwaha Mashruuca Biyoole ee Dowlad goboleedka Galmudug Abdalla Suleyman ayaa kormeer indho indheyn ah kutagay bar biyoodka Wadgalinsoor oo ah wartii...

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo xalay ka qeybalay munaasabad lagu abaal marinayay guddiyadii iyo howlwadeennadii doorashooyinka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad lagu abaal marinayay guddiyadii iyo howlwadeennadii doorashooyinkii dalka ka dhacay...

Ugu Akhris Badan