Wararka

Degmooyinka Dowlad Goboleedka Galmudug oo Maanta looga Fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee Fassalka 8aad ee dugsiga dhexe Sanad dugsiyeedka 2021-2022.

Guud ahaan Degmooyinka iyo deegaanada  Dowlad Goboleedka Galmudug  ayaa waxaa  maanta looga Fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee Fassalada 8aad ee dugsiga dhexe Sanad dugsiyeedka...

SAWIRRO:Gudoomiyaha Maxkamada sare oo maanta kulan la yeeshay hawl wadeenada Maxkamaddaha racfaanka Iyo gobolka Banaadir.

Gudoomiyaha Maxkamada sare Ee Dalka Baashe Yuusuf Axmed gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir  cabdi khadar maxamed xasan gudoomiyaha Maxkamadda racfaanka maxamed axmed cismaan ayaa maanta...

Allah u naxariistee, Sheekh Cali Warsame oo kamid ahaa culimada waa weyn ee Soomaaliyeed oo maanta geeriyooday.

Allah u naxariistee, Sheekh Cali Warsame oo kamid ahaa culimada waa weyn ee Soomaaliyeed ayaa geeriyooday, Sheekhu wuxuu kamid ahaa aas aasiyaashii ururka Al-Ithaad...

Iraan oo xoog kula wareegtay Maraakiib siday Shidaal

Ciidamada Ilaalada Kacaanka ee dalka Iran oo adeegsanaya diyaaradaha sida qumaatiga ah u kaca ayaa gacanta ku dhigay laba markab oo laga leeyahay dalka...

DHAGEYSO:Odayaal dhaqan oo ku baaqay joojinta dagaal beleed ka aloosan deegaano katirsan Gobolka Jubbada Hoose

Odayaal ku sugan magaalada kismaayo ayaa ku baaqay joojinta xiisad colaadeed oo ka tagan deegaano katirsan gobolka Jubbada hoose kadib markii dad shacab ah...

Ugu Akhris Badan