Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Wararka

DAAWO:Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirka 4aad ee Ururka OIC ee xal loogu raadinayo mushkiladaha dalalka Islaamka .

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-:Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirka 4aad ee Ururka OIC ee xal loogu raadinayo mushkiladaha dalalka Islaamka oo lagu qabtay magaalada Jiddah. Shirkaan oo dhameestiran...

DAAWO:Madaxweyne Qoor-Qoor oo xalay Guddoomiyey shirka Golaha Wasiirada maamulkaasi oo Wasaarada Arimaha Gudaha ay kusoo gudbisay labo Hindise Sharciyeed.

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-:Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug, iyadoona Wasaaradda Arimaha Guduaha, Federaalka iyo Dib uheshiisiinta...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo gobolka Shabeelada Hoose ku qabtay Argagixiso katiran Al-shabaab.

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-:Ururka 4aad Guutada16aad  ee Kumaandooska Danab Ee XDS Ayaa Howlgal Qorsheeysan Oo Lagu Baacsanayo Maleeyshiyada Naflacaariga Ah Ee Al-Shabaab Ka sameeyay Deegaano katirsan Gobolka...

Dowladda UK oo sheegtay in ay hub u diri doonto Ukraine.

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022:-Xoghayaha gaashaandhigga ee waddanka Britain, Ben Wallace, ayaa waxa uu ku dhawaaqay in UK ay tiro aan badneyd oo ah hubka laga rido gantaallada...

Madaxweynaha maamulka Galmudug oo caawa guddomiyey kulan ay yesheen Golaha Wasiirada Maamulkaas .

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug, iyadoona Wasaaradda Arimaha Guduaha, Federaalka iyo Dib uheshiisiinta Galmudug...

Ugu Akhris Badan