Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaliya oo maanta kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Madaxwaynaha JFS u qaabilsan arrimaha Abaaraha.

Muqdisho June 11,2022;Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Madaxwaynaha...

DAAWO:Madaxweyne Hassan sheikh oo guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka.

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022-:Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka, Dowlad-Goboleedyada iyo Gobolka Benaadir oo maanta ka furmay Madaxtooyada...

Ergayga gaarka ah ee arrimaha bini’aadannimada iyo gargaarka oo kulan la qaatay wasiirada gargaarka iyo maamul goboleedyada.

Muqdisho Juun 11, 2022- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Wasiirrada...

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Madaxweyne Hassan oo furmay.

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022:-Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayna ka qaybgalayaan Ra'iisulwasaaraha dalka, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir...

21 qof oo ku dhimatay Shil tareen

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022-:Sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda Iraan, ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhimatay tobanaan kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii uu bariga...

Ugu Akhris Badan