Wararka

Kumanaan mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay guud ahaan dalka Mareykanka si ay ugu baaqaan in la adkeeyo sharciga hubka ka dib toogasho ka...

MUQDISHO-JUUN-12-6-2022-:Dibadbaxayaasha ayaa sheegay in la joogo waqtigii la tusi lahaa siyaasiyiinta in dadka Maraykanku ay dalbanayaan oo ay mudan yihiin inay ku noolaadaan nolal...

DHAGEYSO:Labada Golle Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta fadhi wadajir ah ka leh Miisaaniyadda DFS ee sanadka 2022.

MUQDISHO-JUUN-12-6-2022-:Waxaa Maanta oo Axad ah lagu wadaa in Xarunta Shirarka ee Villa Hargeysa inay Kulan wadajir ah ku yeeshaan Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka...

Madaxweynaha JFS oo ganacsato Soomaliyeed oo ka soctay dalka Kenya kala hadlay kaalintooda ku aaddan gurmadka abaaraha Dalka.

MUQDISHO-JUUN-12-6-2022-:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay  xalay Villa Soomaaliya Ganacsatada Soomaaliyeed ee Dalka Kenya ayaa kala hadlay kaalintooda...

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo maanta la kulmay masuuliyin katirsan dalka Uganda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha dalka Uganda Mudane John Patrick Amama...

Senetor Kobac oo boggaadiyey dadaalada Gargaarka lagu gaarsinayo Dadka Abaaraha ay saameeyeen.

Muqdisho-Juun-11-6-2022:Senetor Xasan iidoow kobac oo ka mid ah Mudanyaasha aqalka sare ee dalka ayaa ku  boggaadiyay socdaalkii Madaxweyne Xasan Shiikh uu dhawaan uu ku...

Ugu Akhris Badan