Wararka

Wasiirka gaashaandhigga XFS oo xalay Muqdisho kulan soo dhaweyn ah ugu sameeyay dhiggiisa dalka Uganda.

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022-:Wasiirka Gaashandhiga XFS C/qaadir Maxamed Nuur ayaa xalay Magaalada Muqdisho kula kulmay dhigiisa wasiirka gashaandhiga dowladda Ugandha, waxaa labada wasiir ay ka wada hadleen...

Madaxda  Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta kulmaya iyo Madaxweyne Dani oo gaaray Villa Soomaliya.

Muqdisho: 11 June 2022: Madaxda  Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta ku kulmaya Madaxtooyada Soomaaliya, Madaxweynaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  ayaa hadda  gaaray xarunta...

Madaxweynaha Jubbland oo xalay la kulmay Guddomiyaha Aqalka Sare BFS.

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022-:Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo muqdisho ku sugan ayaa xalay  hoygiisa muqdisho ka daganyahay ku booqdayGudoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS...

DHAGEYSO:Lamaha Amniga Maamulka Puntland oo sheegay in xeebaha Puntland ku qabteen kooxo dadka tahriibiya .

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022-:Taliska Booliska Maamulka Puntland sigaar ah kuwa Gobolka Bari ayaa faah-faahin ka bixiyey rag ajaanib ah oo ah kuwa Dadka tahriibiya oo ciidamada Badda...

DHAGEYSO:Mucaaradka Somaliland oo sheegay in ay ergo odayaal ah ka aqbaleen in ay hakiyaan mudaharaado ay doonayeen inay maanta dhigaan.

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022-:Labada Xisbi mucaarad ee soomaliland ugu waa weyn WADANI iyo UCID ayaa sheegay in maanta hakiyeen mudaharaadyo ay doonayeen inay maanta ka  dhigaan dhamaan...

Ugu Akhris Badan