Shir Lagu Xoojinayey Wada Shaqaynta Booliska Nugaal Iyo Laamaha Garsoorka Ee Puntland oo ka dhacay Magaalada Graoowe.

Date:

Muqdisho- 14 JUNE 2022: Maamulka Gobolka nugaal iyo Taliyaha Qaybta Booliska Gobolkaas  ee mamulka Puntland  ayaa  Ka Qayb Galay Shir Lagu Xoojinayay Wada Shaqaynta Booliska Nugaal Iyo Laamaha Garsoorka Ee Puntland.

Shirkan oo uu shir gudominayay Gudomiyaha Maxkamadda sare ee Puntland Mudane Axmed Yuusuf Taaran waxa sido kale ka qayb galay Gudomiyaha Gobolka Nugaal,Xeer Ilaaliyaha Guud,Gudoonka Maxkamadda darajada 1aad ee Nugaal,Sarakiisha Booliska Nugaal Iyo Masuliyiinta Danbi Barayaasha Booliska  ee (C.I.D).

Shirkan ayaa aad loogu lafa guray wada shaqaynta laamaha amaanka Garowe iyo Garsoonka G.Nugaal waxaana warbixino looga dhagaystay taliyaasha Saldhigyada.

Taliyaha Qaybta Booliska Nugaal G/Sare Xussen Cali Maxamuud ayaa u mahadceliyay laamaha Garsoonka iyo Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland siday u wada shaqeyaan isagoona sido kale faray taliyaasha saldhigyada in la dardar galiyo wadashaqaynta lamaha Garsoonka.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...