Wararka

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO LAGA SOO SAARAY WAR MURTIYED.

Muqdisho 12 Juun 2022 GOLAHA WADATASHIGA QARAN WAR-MURTIYEED. HORDHAC Golaha Wadatashiga Qaran ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay shir labo maalmood socday. Shirka oo uu isugu yeeray...

Puntland oo go’aano adag ka soo saartay Amniga Caasimada Puntland Ee Garowe.

Garowe 12 JUNE 2022: Gudiga Amniga Gobolka Nugaal Iyo Gudiga Sare Ee Amniga Puntland Oo Go'aamo Adag Ka Soo Saaray Amniga Caasimada Puntland Ee...

GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO WARBIXIN KA DHAGEYSTAY ERGEYGA GAARKA AH EE GURMADKA ABAARAHA.

Muqdisho, Juun 12, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii labaad guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa Goluhu waxa ay...

SAWIRRO:Shir looga hadlayey Amniga oo ka dhacay Magaalada garoowe.

MUQDISHO-JUUN-12-6-2022-:Shirkan oo lagu qabtay xarunta Gobolka Nugaal oo shir gudominayay Gudomiyaha Gobolka waxaa ka qayb galay Taliyaha Booliska Puntland Sareeye Guuto Maxamed Cali Xaashi,Taliyaha...

Ciidanka Danab oo qabtay Sarkaal katirsan Al-Shabaab.

MUQDISHO-JUUN-2022:Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ku soo qabtay dhagarqabe magaciisa lagu soo koobay Macalin Yaxye oo argagixisada...

Ugu Akhris Badan