SAWIRO:Raโ€™iisul-Wasaare Rooble oo maanta booqday dhismaha xarunta Xukumadda iyo xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha oo heer gabogebo ah maraya.

Date:

MUQDISHO-JUUN-14-2022-:Raโ€™iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeeray dhismaha xarunta Xukumadda iyo xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha oo heer gabogebo ah maraya.

 

Booqashadaan waxaa Raโ€™iisulwasaaraha ku wehlinayey masuuliyiin katirsan Golaha Wasiirada,Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolkaย  Banaadir ,Saraakiil iyo masuuliyiin kale.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta oo booqday Xarunta Dhexe ee Machadka Warbaahinta Al-Jazeera

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan degmada Xuddur

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi Dhinaca Difaaca Ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...