Wararka

Wasaarada Xanaanada Xoolaha Galmudug oo Lawareegtay Shaybaarka Xoolaha +SAWIRO.

Wasaaradda Xanaanada xoolaha Galmudug ayaa qalabka sheybaarka xoolaha kala wareegtay howl wadeenada mashruuca BIYOOLE oo ah madhruuc lagu maalgalinayo wasaaradaha kheyraadka oo ay ka...

DHAGEYSO:Wasiirka gargaarka Jubbland oo Faah-faahin ka bixiyay Shirar uu uga soo qeybgalay dalka Kenya

MUQDISHO-21-6-2022:Wasiirka wasaaradda Gargaarka maaareynta iyo masoobooyinka Dowladd Gobaleedka Jubbalnad Cabdirahmaan Cabdi Axmed oo wareysi gaar ah siyay warbaahinta qaranka ayaa Faahfaahin ka bixiyay Shirar...

Kulan Looga Hadlayay Amniga Gobalka Mudug Oo Lagu Qabtay Galkacyo+SAWIRO.

Kulanka amniga gobalka mudug ayaa waxaa ka qeyb galay Kusimaha Gudoomiyaha gobolka mudug ee Putland xasan wardheere Gudoomiye kuxigeenka gobolka mudug ee galmudug Axmed maxamed...

Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay 4 kamid Amniyaadka Argagaxisada Alshabaab.

Muqdisho-21-6-2022-:Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada qalabka Sida ee shanta Gobol iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa ugu danbeyn maanta dil toogasho ah ku xukuntey...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta guddoomiyay shirkii ugu dambeeyay Golaha Wasiirrada, kaas oo dib loogu eegay howlihii u qabsoomay Xukuumaddiisa muddadii ay shaqeyneysay.

Muqdisho-21-6-2022:-Ra’iisul Wasaaraha XFS ee shaqada ka sii tagaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirkii ugu dambeeyay Golaha Wasiirrada, kaas oo dib loogu...

Ugu Akhris Badan