Wararka

Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia oo Safaaradda JFS ee Addis Ababa ku Casumay Munaasabad Lagu Daah-furayey Mashruuca Dhir Beerista Geeska Africa +”SAWIRO”.

Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Ethiopia Dr Abiy Ahmed ayaa si rasmi ah ugu casumay safaaradda JFS ee Addis Ababa munaasabad lagu daah-furayey ama lagu soo...

Wasaaradda Waxbarashada Dalka Oo Soo xirtay Imtixaanka Dugsiga Sare ee Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee XFS,mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji ,Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) iyo Agaasimaha Guud...

Maxkamada Gobolka Mudug Oo Go’aan ka Gaartay Dhul-beereed Muddo Muran Ka Taagnaa +SAWIRO”.

Maxkamada gobalka mudug ayaa mahdi cilmi gurux ku wareejisay dhul bareed ku yaala deegaanka dagaari kaas oo lahaanshaheeda uu muddo aad fog la isku...

WararkaGudaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo dalka dib ugu soo laabtay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Sheikh Aadan Maxamed Nur Madoobe oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaatay...

Guddoomiye Sheikh Aadan madoobe oo booqday Safaarada JFS ee dalkeenna ay ku leedahay dalka Kenya.

Muqdisho, Juun 21,2022;Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe oo maanta booqday Safaarada JFS ee dalkeenna ay ku leedahay dalka...

Ugu Akhris Badan