Wararka

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan gurmadka abaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Ingriiska ee Soomaaliya.

Muqdisho May 28, 2022- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la yeeshay Danijira...

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha oo kulan la qaatay James Swen .

Muqdisho-May 28, 2022- Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay Ergayga gaarka...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MARXUUM CABDULLAAHI CABDI GARRUUN IYO MARXUUMAD JAWAAHIR AXMED CILMI.

uqdisho, May 28, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan Shacabka Soomaaliyeed...

Roobka gu’ga oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay degaanno kala duwan oo katirsan puntland.

Roobka gu’ga ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay degaanno kala duwan oo ka Kala tirsan Gobollada Mudug, Nugaal, Sool iyo Cayn.   Roobabka ugu badan...

Degmooyinka Dowlad Goboleedka Galmudug oo Maanta looga Fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee Fassalka 8aad ee dugsiga dhexe Sanad dugsiyeedka 2021-2022.

Guud ahaan Degmooyinka iyo deegaanada  Dowlad Goboleedka Galmudug  ayaa waxaa  maanta looga Fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee Fassalada 8aad ee dugsiga dhexe Sanad dugsiyeedka...

Ugu Akhris Badan