Deegaanka Wisil oo maanta martigalisay munaasabadda Xuska iyo Ducada Shuhadadii ku geeriyootay dagaalada Lagu la jiro Argagixisada Al-Shabaab

Date:

Muqdisho-Juun-28-6-2022:Deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug  waxa ay  maantay martigalisay munaasabadda Xuska iyo Ducada Shuhadadii ku geeriyootay dagaalada Lagu la jiro kooxda Nabad-diidka ah ee Al-shabaab ee Ka dhacay Koonfurta Gobolka Mudug iyo Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud.

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeybgalay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, Maamulka Gobolka Mudug, Maamulka degmooyinka Hobyo, Ceelguula, Ceeldibir, Xero Dahab, Gawaan, Qararow iyo Bajeela, kuwaas oo dhamaantood ka midaysan Dagaalka lagu la jiro Maleeshiyaadka Al-shabaab.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta XFS “Aqoonsiga Israel ee Somaliland waa xadgudub,waxaana u wajahaynaa si dublamaasi ah

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdullahi...

WARSAXAAFADEED: Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka (GMDHD)

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD),...

Ciidamada amniga oo Khaarijiyay horjooge ka tirsan Khawaarijta

Taliska La-dagaalanka Argagixisada ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ka...