Wararka

SAWIRRO:Ergayga Gaarka ah Ee Arimaha Gurmadka Abaaraha oo kulan maanta la yeeshay Safiirka Dowladda Imaaradka carabta ee Soomaaliya .

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee...

DHAGEYSO:Gudoomiyihii guddiga doorashada ee heer Federaal ee lakala diray oo sodhaweyeey kala dirstii Ra’iisalwasaaraha uu ku sameeyey.

Gudoomiyihii guddiga doorashada ee heer Federaal, Ee Xalay uu kala diray Ra’iisalwasaaraha dalka Mudane Mohamed Hussein Rooble Muuse Geelle Yuusuf, ayaa soodhaweeyey kala diristii...

SAWIRRO:Madaxweyne Biden iyo xaaskiisa oo booqday dugsigii weerarku ka dhacay Ee gobolka Texas.

Madaxweynaha Dowadda Maraykanka Joe Biden iyo xaaskiisa Jill ayaa  booqday magaalada Uvalde ee gobolka Texas si ay beer nugeyl ugu muujiyaan xigtadii iyo dadkii...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT oo aqbalay kala diristii Raisulwasare Rooble.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT waxa uu uga mahadcelinaynaa Ra’iisulwaasaraha JFS Mudane Eng. Maxamed Xuseen Rooble magacaabistiisii guddiyo aqoon durugsan u leh...

Agaasimaha guud ee Waasarada Gargaarka KGS ‘’ Waxaan wadnaa qorashayaal Aan gurmad ku gaarsiineyno Degmooyinka Go’adoonka ee Koonfurgalbeed.

Wasaarada gargaarka iyo maareeynta masiiboyinka KGS Sooomaaliya ayaa wadda qoryaashaal gargaar gurmad ah lagu gaarsiinayo degmooyinka Burhakaba, Wallaweyn,Qoryooley, Marka, Afgooye, iyo degmooyinka ka tirsan...

Ugu Akhris Badan